Help:Contents
From Wikipedia
[edit] Cutubyada caawinaada
Wikipedia waa qaamuus furan (fasaxan) kaasi oo ay isticmaalayaashiisa si wada jir ah u wada qorayaan. Bogan waxaad ka heli doontaa macluumaad la'xiriira wikipedia:ha, sidii aad u siticmaali lahayd iyo sida uu u shaqeeyo.
Waxaad ka heleysaa waxa ku jiro wikipedia:ha iyo filosoofiyada ka dembeysa. Waxaa kaloo dheeraad ku ah sida aad wax uga bedeli lahayd maqaalada qoran iyo warbixin ku saabsan bulshada wikipedia
- Sharciyada Wikipedia
Jawaabo ku saabsan su'aalahan. Sidee loo dhaqmaa marka la'joogo wikipediaha? Maqaalo noocee ah ayaa lagu qorikaraa wikipediaha?